Tuesday, May 28, 2024
spot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiye Nuur dheere waa in Maxkamad lasoo taago isaga ayaana ku eedeysan dilkii Foosha Xumaa ee ka dhacay Dagmada Jalalaqsi

Talaado November 14, 2023 {HMC} Xildhibaan Cabduwaaxid Axmed Cumar Wadaadyare oo ka tirsan mudanayaasha Baarlamaanka Hirshabelle ayaa maanta qabtay shir jaraaid qabtay ayaa gudoomiyaha Dagmada Jalalaqsi Nuur Maxamed Absuge ku eedeyay dilka askari loogu geystay Dagmada Jalalaqsi.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 28-05-2024.

Talaado 28, May 2024, {HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 28-05-2024. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/CS_fXwd69KI

{DAAWO MUUQAALKA} Shir looga hadlayo hormarinta Kalumeysiga Soomaaliya oo ka furmaray Dhuusamareeb

Talaado 28, May 2024, {HMC} Shir looga hadlayo hormarinta Kalumeysiga Soomaaliya oo ka furmaray Dhuusamareeb HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/IPU2nMyhcjw

WARARKA