Saturday, July 13, 2024
spot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Widodo oo baaqa Muslimiinta ee xabbad jooginta Gaza gaarsiiyay madaxweyne Biden

Arbaco November 15, 2023 {HMC}  Madaxweynaha Indonesia Joko Widodo, ahna madaxweynaha waddanka ugu Muslimiinta badan dunida ayaa Isniintii shalay Aqalka Cad kula kulmay Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, waxaana uu soo gaarsiiyay farriin uu ka siday 57 dowladood oo dunida Muslimka ah, taasoo ay kaga dalbanayeen inuu ku cadaadiyo Israa’iil xabad joojin laga hirgeliyo Gaza.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {13.07.2024}

Sabti, 13 July, 2024 (HMC) Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Warka waxaa soo jeedinayo ::Dhaqane Khaliif Abdi Farsamadii...

{DAAWO MUUQAALKA} Dadka Baladweyne oo Hubkooda qaatay si ay iskaga Difaacaan Burcadda Dhaceeyso.

Sabti, 13 July, 2024 (HMC) Dadka Baladweyne oo Hubkooda qaatay si ay iskaga Difaacaan Burcadda Dhaceeyso. HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUQAALKA.

WARARKA