Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Laba wiil oo dhallinyaro ah oo bada Berbera Ay qaaday

Sabti Nofembar 18, 2023 {HMC} Laba wiil oo dhallinyaro ah ayaa geeriyooday kadib markii ay ku qarqoomeen bada Berbera shalay galabtii.

Labada wiil oo lagu kala magacaabi jiray Salmaan Mustafe iyo Ridwaan Mawliid, oo ka yimid Hargaysa iyo Burco ayaa ilaa hada Maydadkooda la laayahay.

“Labadayada qoysba waxa naga maqana caruurtayadii, anaga kaayaga waxa la waayay galinkii danbe ee Khamiista ilaa imika oo ay Sabti tahay oo 4:00 habeenimo tahayna waa la laayahay” Mid kamid ah eheleda ayaa sida Seeko Media u sheegay.

Waxa ay sheegeen in aanay gurmad buuxa ka helin ciidamada bada iyo kooxaha kale ee loo tababaray in ay badbaaadiyaan dadka badu liqdo.

Baadhista maydadka dhallinyaradan ayaaa ilaa hada socda, isla markaana eheleda ayaa ka codsaday deegaanada kale ee Berbera ka fog in ay iyaguna baadhaan, hadiiba ay maydadku ku caaridaan goobo kale.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA