Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Duqeyn Israa’iil saaka kula jarmaaday Qasa oo lagu dilay 15 qof

Axad Nofembar 19, 2023 {HMC}  Wakaaladda Wararka Falastiin ee Wafa ayaa ku warrantay in 15 Falastiiniyiinh ah lagu dilay, waaberigii Axadda, duqeyn ay Israa’iil ka geysatay Bartamaha iyo Koonfurta Marinka Gaza.

Hay’addu waxay sheegtay in 13 qof lagu dilay weerar ay Israa’iil ku qaadday guri ku yaalla xerada Nuseyraat, oo ku taalla badhtamaha marinka Qaza, halka haweeney iyo ilmo ay dhashay lagu dilay weerar kale oo ka dhacay magaalada Khan Yunis ee koonfurta Gaza.

{DAAWO MUUQAALKA} Hogaanka sare ee xisbiga kulmiye ayaa munaasibad Soo dhawayn ah u sameeyay Qurba jooga Somaliland

Sabti 27 July 2024 {HMC} Hogaanka sare ee xisbiga kulmiye ayaa munaasibad Soo dhawayn ah u sameeyay Qurba jooga Somaliland HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA}WAR DEG-DEG AH: Waxaa la shaaciyay Xildhibanada golaha Deegaanka ee sadexda degmo ee gobolka Nugaal.

Sabti 27 July 2024 {HMC} WAR DEG-DEG AH: Waxaa la shaaciyay Xildhibanada golaha Deegaanka ee sadexda degmo ee gobolka Nugaal. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

WARARKA