Monday, June 24, 2024
spot_imgspot_img

Dowladaha Jabuuti iyo Itoobiya oo ka tashanaya la dagaalanka Argagixisada

Isniin Nofembar 20, 2023 {HMC}  Wareegii 10-aad ee Guddiga Farsamada Wadajirka ah ee Wasaaradaha Gaashaandhigga Itoobiya iyo jabuuti ayaa maanta ka furmay magaalada Jabuuti.

Wafdiga Itoobiya waxaa hogaaminayey Jeneraal Teshome Anagau.

dhanka jabuuti waxa ka qeyb galay General Tahir Ali Mohammed, waxayna ka wada tashadeen laabada dhinac arrimaha ammaanka, la dagaalanka argagixisada oo ay barbar socdeen arrimo kale oo si guud ku saabsan iskaashiga dhanka amniga.

 

Shirka guddiga farsamada ayaa la filayaa in la soo gabagabeeyo maalinta berri ah oo taariikhdu ku began tahay 20-ka Nofembar.

 

{DAAWO MUUQAALKA} FAAH FAAHIN: Shacab ku dhintay qarax miino oo lala eegtay

Isniin june,24 2024 (HMC) FAAH FAAHIN: Shacab ku dhintay qarax miino oo lala eegtay HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} ugaas yuusuf oo soo dhaweeyn loogu sameeyey duleedka degmada jalalaqsi.

Isniin june,24 2024 (HMC) ugaas yuusuf oo soo dhaweeyn loogu sameeyey duleedka degmada jalalaqsi. HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

WARARKA