Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Halkee ayuu marayaa wadahadalka Maxaabiista ay isku dhaafsanayaan Israa’iil iyo Xamaas?

Isniin Nofembar 20, 2023 {HMC}  Ku-xigeenka La-taliyaha Amniga Qaranka ee Aqalka Cad, Jon Finer ayaa u sheegay ABC News in wada-xaajoodyada lagu soo daynayo la-haystayaasha lagu haysto Qaza ay marayaan “marxalad aad xasaasi u ah”.

 

“Waxaa jira horumar la taaban karo, oo la sameeyay maalmihii ugu dambeeyay iyo saacadihii la soo dhaafay,” ayuu yiri Finer.

 

Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi: “Arrimihii qaar haday is-maan-dhaaf ahaayeen, hadda waa la soo koobay ama is-faham baa la gaadhay, laakiin ma dhammaystirna”.

 

Finer waxa uu intaa ku daray in ay noqon doonto “mid dhicis ah” in la yiraahdo heshiisku waa lama huraan, “iyadoo la eegayo sida aan ugasoo dhwaanay halkii hore.”

 

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA