Wednesday, February 21, 2024
spot_imgspot_img

Maxkamada Gobolka Banaadir oo sheegtay in laga laabtay dacwadii musuqa ee loo heystay..

Isniin Nofembar 20, 2023 {HMC}  Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo saartay Qaraar ay ku sheegeyso in laga laabtay dacwaddii loo heestay eedeysane AbdiHakiim Abdulaahi abdi (Jiile) oo ah Lataliyaha Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jisniyadda.

AbdiHakiim Abdulaahi abdi (Jiile) ayaa ka mid ahaa masuuliyiin ka tirsan heyada socdaalka iyo Jinsiyada oo lagu soo oogay dacwad la xiriirta musuqmaasuq iyo xatooyo xoolo dadweyne, kuwaasoo haatan dacwadoodu ka socoto maxkamada gobolka Banaadir.

Qoraal ka soo baxay Maxkamada oo lagu daabacay warbaahinta DF ayaa lagu sheegay in Xeer ilaalinta Qaranka oo markii hore soo eedeysay ay haatan la laabatay dacwada masuulkan oo maqane ah, lamana cadeynin sababta keentay in laga laabto dacwadan.

{DAAWO MUUQAALKA} Axmed Xasan Cali oo ka hadlay qaabka uu gaariga ula baxsaday eedeysane Sayid Cali.

Arbaco 21-Feb-2024 {HMC} Axmed Xasan Cali oo ka hadlay qaabka uu gaariga ula baxsaday eedeysane Sayid Cali. HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUQAALKA https://youtu.be/8oADFsYBhd4  

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 21-02-2024

Arbaco 21-Feb-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ;Yasiin Ali & Shukri...

WARARKA