Friday, June 21, 2024
spot_imgspot_img

Muxuu yahay heshiiska gabagabada ku dhow ee uu hogaamiyaha Xamaas kula jiro Israa’iil?

Talado Nofembar 21, 2023 {HMC}  Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa sheegay inuu heer gabo gabo ah marayo heshiis ay yeelanayaan Xamaas iyo Israa’iil.

Saacadihii la soo dhaafay, wararku waxay sheegayeen in mas’uuliyiinta Xamaas ay heshiis la galayaan Israa’iil, kaas oo ku saabsan in la soo siidaayo dadkii ay Xamaas ka qafaalatay Israa’iil.

Wadaxaajoodka labada dhinac ayaa ka soconayay dalka Qadar, oo heshiiskan dhex dhexaadinayay.

Hogaamiyaha Xamas, Ismail Haniyeh, ayaa sheegay in kooxdiisa ‘ay u soo jawaabeen walaalahooda Qadar isla markaana ay ku dhowyihiin heshiis lagu joojinayo dagaalka’ sida laga soo xigtay warbaahinta Falastiin.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhaka Israa’iil.

{DAAWO MUUQAALKA} Maxay Gudoomiye Xaliimo Sacdiya oo ka tire Shirkii Maxaas iyo Xaalada Gobolka Hiiraan.?

Jimco 21 June 2024 {HMC} Maxay Gudoomiye Xaliimo Sacdiya oo ka tire Shirkii Maxaas iyo Xaalada Gobolka Hiiraan.? HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Dowlada Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay Qorshaha ATMS.

Jimco 21 June 2024 {HMC}  Dowlada Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay Qorshaha ATMS. HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

WARARKA