Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Gabar qalliin is qurxin ah u aaday Turkiga oo dhimatay intii qalliinku socday.

Arbaco Nofembar 22, 2023 {HMC}  Gabar u dhalatay dalka Ingiriiska oo lagu magacaabo Melissa Kerr ayaa aaday isbitaal ku yaala dalka Turkiga si qalliin loogu sameeyo qeyb kamid ah jirkeeda.

Gabadhan 31 sano jirka aha ayaa halkas u aaday in qalliin loogu sameeyo simaha ama miskaha oo loo weyneeyo balse waxaa ay u dhimatay qalliinkaas ay ku martay isbitaal gaar loo leeyahay.

Dowladda Britain ayaa sheegtay inay mas’uuliyiinta Turkiga kala hadli doonto arrintan gaar ahaan tallaaboooyinka loo maro iyo sharciga ka dhanka ah qalliinka quruxda la xirriira.

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Britain ayaa sheegtay inay ku howlanyihiin arrintan.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA