Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Israa’iil iyo Xamaas oo heshiis ka gaaray Dagaalka Marinka Gaza

Arbaco Nofembar 22, 2023 {HMC}  Dowladda Israa’iil iyo Xamaas ayaa Arbacadii ku heshiiyey in afar maalmood la hakiyo dagaalka si loo ogolaado in la sii daayo 50 qof oo lagu hayey Qasa, taas oo lagu beddelanayo 150 Falastiiniyiin ah oo ku xiran Israa’iil, iyo gelitaanka gargaarka bini’aadantinimo ee la go’doomiyey, sida ay tebinayso warbaahinta Reuters.

Saraakiil ka tirsan Qatar oo dhexdhexaadinaysay wada xaajoodyadan iyo sidoo kale Maraykanka, Israa’iil iyo Xamaas ayaa maalmo sheegayay in heshiis in la gaaraa ay dhawdahay.

Xamaas ayaa la rumaysan yahay in ay gacanta ku hayso in ka badan 200 oo qof oo ay soo qafaalatay, kuwaas oo ay qabteen markii dagaalyahannadooda ay gudaha u galeen Israa’iil 7-dii Oktoobar, halkaas oo ay ku dileen 1,200 oo qof, sida ay sheegtay Israa’iil.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA