{DAAWO MUQAALKA} FAAH FAAHIN Khasaaraha qarixii maanta ka dhacay Dagmada Halgan ee Gobolka Hiiraan

0
418

Jimco December 1- 2023{HMC} inta la xaqiijiyay 6 ruux ayaa ku dhaawacantay hal qofna wuu ku geeriyooday kadib qarax miino oo maanta ka dhacay suuqa jaadka Dagmada Halgan ee Gobolka hiiraan

Gudoomiyaha Maamulka magaalada Halgan oo la hadlay Warbaahinta Hiiraaweyn ayaa faah faahin ka bixiyay qasaaraha ka dhashay qaraxii maanta ka dhacay Magaalasaas,

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here