Talado-December-4-2023-{HMC} Cali Jeyte oo Faah-faahin ka bixiyay dagaal ku dhex maray Ciidamada Dowladda kuwa deegaanka oo isku dhinac ah iyo Al shabaab deegaano hoos taga Dagmada Halgan ee Gobolka Hiiraan.
{DAAWO MUQAALKA} Cali Jeyte oo Faah-faahin ka bixiyay dagaalkii ka dhacay inta U dhaxeeyso Halgan Iyo Bulo burde