Monday, February 26, 2024
spot_imgspot_img

60 sano kadib xoriyaddii Kenya, waa sidee xaaladda gobolka Soomaalida?

Talado-December-12-2023-{HMC} NAIROBI — Kenya ayaa maanta u dabaal dagaysa 60-sano guuradii kasoo wareegatay markii ay xorriyadda ka qaadatay guumaystihii Ingiriiska sanadkii 1963-kii.

Magaalada Nairobi ayaa lagu qabtay munaasabadaha dabaal dagga maalintan oo ay kasoo qaybgaleen madax kala duwan oo gobbolka ka kala yimid.

Boqorka Britain King Charles II iyo xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka iyo madax kala duwan oo caalamka ah ayaa Dowladda Kenya ugu hambalyeeyey munaasabadda maalintan oo ahayd xigligii ay Kenya noqotay dal madax banaan oo isagu is-maamula.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 26-02-2024

isniin-Feb-26-2024-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo :Abdimajiid Abdirahmaan Aadan Farsamadii :Mohamed Baryare Haamud HOOS...

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii ugu dambeyay Soomaaliya iyo Calaamka ee Hiiraanweyn

isniin-Feb-26-2024-{HMC} Wararkii ugu dambeyay Soomaaliya iyo Calaamka ee Hiiraanweyn. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/yYiFiS96MT4

WARARKA