Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Ciidamo horleh oo Dowladda Soomaaliya ay geysay Gobolka Mudug

Talado-December-12-2023-{HMC}  Saacadihii la soo dhaafay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxaa ay ciidamo aad u farabadan geysay degaano kuyaalla Koonfurta Gobolka Mudug, halkaas oo ay ka billaabanayaan howlgallada ka dhanka ah AS.

Ciidamadaan oo wata Gaadiidka dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa ka baxay degaano katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, iyaga oo gaaray Aaga degaanka Shabeellow ee Koonfurta Gobolka Mudug.

Taliyaha qeybta 21aad ee Ciidanka xoga dalka Soomaliyeed iyo taliyaha xigeenka guutada 17 ee kumaandoska gorgor g/cumar deeq iyo Saraakiil kale ayaa sidoo kale gaaray degaannada kuyaalla Koonfurta Gobolka Mudug.

Dhawaan ayaa waxaa lagu wadaa in degaannada kuyaalla Koonfurta Gobolka Mudug inay ka billaawdaan howlgallada ka dhanka ah AS, si looga saaro degaannada ay weli ku harsan yihiin.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA