Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Soomaaliya oo Caawa Si Rasmi ah Deyntii Looga Cafiyay

Arbaco-December-13-2023 –  Soomaaliya ayaa laga cafiyey balaayiin dollar oo dayn ah oo ay ku lahaayeen waddamo iyo hay’ado maaliyadeed oo caalamka ah sida lagu shaaciyey munaasabad ka socota magaalada New York oo ay ka qeyb galayaan masuuliyiinta IMF, bankiga aduunka iyo dowlada Somalia.

Guddiga maamula Bankiga Adduunka ayaa shalay ansixiyey dayn cafiska Soomaaliya, maantana waxaa qalinka ku duugay hay’adda IMF

Ansixintan axay hoos u dhigi doontaa deynta dibadda qiyaastii 64 boqolkiiba sida ay sheegtay heyadda IMF.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA