Wednesday, February 21, 2024
spot_imgspot_img

Dagaalka Gaza oo saameeyey shaqaalaha Falastiiniyiinta ee Daanta Galbeed

Jimco, December, 15, 2023 {HMC} RAMALLAH — Dagaalka u dhexeeya Israel iyo Xamaas ayaa ka dhigan in shaqaalaha Daanta Galbeed ay dhibaatooyin haystaan.

Shaqaalaha maamulka Reer Falastiin ayaan si wanaagsan mushahar loo siinin toddobaadyo, sidoo kale waxaa lala noqday ruqsadihii shaqo ee Falastiiniyiinta ka shaqeeya Israel.

{DAAWO MUUQAALKA} Wasiirka maliyada oo ka hadlay heshiiska Difaaca ee Maanta Baarlamaanka ansixiyey.

Arbaco 21-Feb-2024 {HMC} Wasiirka maliyada oo ka hadlay heshiiska Difaaca ee Maanta Baarlamaanka ansixiyey. HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUQAALKA https://youtu.be/CQs5bDNcIHk

{DAAWO MUQAALKA} Sanatar Afcadey”Soomaaliya manta kadib wel wel kama qabi doonto in dhulkeeda lagu soo xadgudubo

Arbaco 21-Feb-2024 {HMC} Sanatar Afcadey”Soomaaliya manta kadib wel wel kama qabi doonto in dhulkeeda lagu soo xadgudubo. HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUQAALKA https://youtu.be/tFtCTcARaaM

WARARKA