Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Waa kuma ciyaaryahanka da’ada yar ee Man City goolka u dhaliyay ?

Jimco, December, 15, 2023 {HMC} – Warbaahinta wax ka qora cayaaraha ayaa hadal haya ciyaartooy dhalinyaro ah, kuwaas oo uu soo safay tababaraha kooxda Manchester City, Pep Guardiola, kulantii ay Arbacadi la cayaareen kooxda Red Star Belgrade oo ay ugu badiyeen 2-3. Kulankaas ayaa ka tirsanaa wareegga koowaad ee tartanka Champions League.

 

Ciyaaryahanka Hamilton oo 20 sano jir ah ayaa ka dheela garabka, wuxuuna City u dhaliyay hal gool. Goolka uu u dhaliyay waxaa kaloo u dheeraa gool ku laad.

 

Tababare Pep ayaa sidoo kale soo safay Jovan Mijatovic, kaas oo soo bandhigay qaabciyaareed wanaagsan.

 

Sanadkii 2017-kii, ciyaar dhex maretay Manchester City iyo Crystal Palace oo 5-0 ku dhamaatay, ayaa Hamilton waxaa uu kamid ahaa wiilasha da’ada yar ee kubadda soo qabta ee loo yaqaanno ‘ball boy;.

 

Wuxuu noqday ciyaaryahankii ugu da’ada yaraa ee City gool u dhaliya taariikhda.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA