Thursday, February 29, 2024
spot_imgspot_img

WAR DEG DEG AH :Abwaan Hurre Ibraahin Walanwal oo geeriyooday

Jimco, December, 15, 2023 {HMC} Waxa goordhaw oo galabta ah ku geeriyooday magaalada Burco Alle ha u naxariistee Abwaankii caanka ahaa ee lagu magacabi jiray Cismaan Ibraahim Warsame oo ku magac dheeraa Hurre-walanwal.

Abwaan Hurre oo ka qaybgalay silsiladda Maansadii Caanka ahayd ee kala dhaxaysay Cambaro, ayaa waxaa uu walaal la ahaa Allaha u naxariistee Abwaan Hadraawi oo isna geeriyoooday wakhto hore.

Waxaa ay da’diisa ku dhaweyd Abwaanka 80 sano.

 

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 29-02-2024

Khamiis-Feb-29-2024-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo :Abdi Ahmed Hussein Farsamadii :Abdiqani Asoble HOOS KA DHAGEYSO WARKA...

{DAAWO MUQAALKA} Askari ku eedeysan Kufsi, Dilka iyo dhaawaca oo maanta la soo taagay Maxkamadda Ciidamada.

Khamiis, 29 Feb, 2024 {HMC} Askari ka tirsan ciidamada Xooga dalka Soomaaliya oo ku eedeysan Isku day Kufsi, Dilka laba ruux iyo dhaawaca mid...

WARARKA