Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Ciidamada Israa’iil oo Duqeeyay dad shacab ah oo ku sugnaa Xero Qaxooti

Isniin-December-18-2023-{HMC}  Maamulka Xamaas ee Qasa ayaa sheegay in duqeymaha cirka ee Israa’iil ay ku dileen ugu yaraan sagaashan falastiiniyiin ah maalin qura xerada qaxootiga ee Jabalya.

Waxaa la ogyahay in dad badan lagu dilay weerar lagu qaaday dhismo ay daganaayeen laba qoys.

Dadka deegaanka ayaa baadi goobayay dad ka badbaaday burburka hoostiisa.

Duqeymo dhanka cirka ah ayaa sidoo kale lagu qaaday bartamaha iyo koonfurta Qasa halkaasi oo inta badan dadka ku nool dhulkaas ay gabbaad ka dhigteen in ka badan laba milyan.

Ma jirto wax hadal ah oo ka soo baxay Israa’iil oo ku adkeysaneysa in ay duqeyneyso waxa ay ugu yeertay bartilmaameedyo argagixiso.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA