{DAAWO SAWIRADA} Saraakiil Ciidan oo ka socdo Dalka itoopiya oo Muqdisho So gaaray

0
121

Talado-December-19-2023-{HMC} Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. Sareeye Guuto. Cusman Cabdulahi Maxamed (Kaniif), ayaa garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cade ku soo dhaweeyay Taliye Xigeenka Boliiska Federalka ah ee Itoobiya, Mr. Musfin Abebe Badeye oo Muqdisho usoo gaaray ka qeyb galka Munaasinada Sanadguurada 80-aad ee aasaaska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo la aasaasay 20 Dec 1943 dii.

Taliye Kaniif ayaa dhigiisa kala hadlay muhiimada ay leedahay iskaashiga Boliiska Soomaaliya iyo Itoobiya.

 

Dhankale, Taliye Xigeenka Boliisa Itoobiya ayaa isna carabka ku dhuftay in ay lagama maarmaan tahay iskaashiga dhamaan hay’adaha Amaanka Gobolka si loo xaqiijiyo Amniga iyo Xasiloonida Gobolka.

Saraakiil Ciidan oo ka socdo Dalka itoopiya oo Muqdisho So gaaray 1 Saraakiil Ciidan oo ka socdo Dalka itoopiya oo Muqdisho So gaaray 2 Saraakiil Ciidan oo ka socdo Dalka itoopiya oo Muqdisho So gaaray 3 Saraakiil Ciidan oo ka socdo Dalka itoopiya oo Muqdisho So gaaray 4 Saraakiil Ciidan oo ka socdo Dalka itoopiya oo Muqdisho So gaaray 5 Saraakiil Ciidan oo ka socdo Dalka itoopiya oo Muqdisho So gaaray 6 Saraakiil Ciidan oo ka socdo Dalka itoopiya oo Muqdisho So gaaray 7

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here