Wafuud isugu jira madax iyo siyaasiyiin waawayn ayaa gaaray magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, si ay uga qeyb galaan caleemo saarka madaxweyne Deni oo dhawaan mar kale dib loo doortay.
Sidoo kale, Waxaa Magaalada Garowe ku Madaxweynahayaasha Maamulada Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qooe Qoor Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen Hirshabeelle Cali CXabdulaahi Xuseen Guulaawe
Horey waxaa magaalada Garowe u joogay raysal wasaarayaal hore Cali Maxamed Geeddi iyo Cabdifaarax Faarax Shirdoon Maxamed Xuseen Rooble . Xasan Cali Kheyre iyo Cabdiweli Gaas uu isagana mar Ra’iisal wasaare ka soo noqday dalka sidoo kalna ah Madaxweyne ka soo noqday Puntland .
Hoggaamiyaha SSC- Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Cali Firdhiye ayaa kamid ah wafuudda tagay magaalada Garowe.
Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa dhawaan sheegay in madaxda ;agu casuumay Xaflada Caleema saarka Madaxweynaha la doortay ee PuntlandSaciid Deni iyo ku xigeenkiisa u ka qayb geli doono Madaxweyne Xasan sheikh sida uu wasiirka sheegay islamarkaana uu aqbalay Casuumaada
Amniga Magaalada Garowe ayaa aad loo adkeeyay waxaana magaaladaas maanta ka dhici doonta Munaasabada Caleema Saarka Madaxweyne Saciid Deni