Thursday, May 30, 2024
spot_imgspot_img

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Xamas iyo Israel

Jimca jan-26- 2024-{HMC} Wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamusho ee Gaza ayaa soo saartay tirooyinka cusub ee khasaaraha – waxay sheegtay in 200 oo qof lagu dilay halkaas 24-kii saac ee la soo dhaafay.

Wasaaradda caafimaadka ayaa sheegtay in ilaa 25,900 oo qof ay hadda dhinteen tan iyo markii Israa’iil ay billowday duullaanka ay ku hayso Qaza, kaddib weerarkii 7-dii October ay dagaalyahannada Xamaas ku dileen illaa 1,300 oo qof koonfurta Israa’iil, ayna ku qafaasheen in ka badan 240 qof.

{DAAWO MUUQAALKA} Waxaa maanta si rasmi ah Loo bilaabay dhisamaha Wadada isku xirto Jowhar iyo Balcad

Khamiis 30, May 20224 {HMC} Waxaa maanta si rasmi ah Loo bilaabay dhisamaha Wadada isku xirto Jowhar iyo Balcad HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/RtbA_SnGX2U

{DAAWO MUUQAALKA} Xubno ka tirsan As oo isku soo dhiibay Ciidamada Dowlada oo Faah faahiyey sabata ay usoo goosteen.

Khamiis 30, May 20224 {HMC} Xubno ka tirsan As oo isku soo dhiibay Ciidamada Dowlada oo Faah faahiyey sabata ay usoo goosteen. HOOS KA DAAWO...

WARARKA