Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Dad ay Soomaali ku jiraan oo laga soo musaafurinayo dalka Canada

Sabti-jan-27- 2024-{HMC} Dalka Canada oo kamid ah dalalka martigeliya qaxootiga ugu badan adduunka ayaa hadda waxaa uu billaabayaa sidii dalkiisa uga musaafurin lahaa dadka soo galootiga ah gaar ahaa kuwa aan shacriga heysan.

Dadka la musaafurinayo ayaa waxaa kamid ah Soomaalida qaarkood aan sharciga heysan iyo kuwo markii hore ka been sheegay sharciyadooda, kuwaas oo hadda walaac muujinaya.

Mid kamid ah Dhalinyrada sugaya in dalka Canada laga soo musaafuriyo ayaa sheegay in la filayo in dhawaan in ka badan 400 Dhalinyaro Soomaali ah laga soo musaafuriyo dalka Canada, isla markaana qaarkood ay ku dhaceen xanuuno kala duwan.

Hora dhowr jeer waxaa dalka Canada looga soo musaafuriyay dad ay Soomaali kujiraan, kuwaas oo aan heysan sharci, balse markale ay dowladda Canada ay dooneyso inay kuwo horleh ka saartdo dalkeeda.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA