Monday, March 4, 2024
spot_imgspot_img

WHO oo ka digtay in dhaqaalaha laga goosto ururka UNRWA

Arbaco-31-jan- 2024-{HMC} GAZA — Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ka digaya in dhaqaalaha laga goosto UNRWA, oo ah hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan gargaarka iyo shaqada ee qaxootiga Falastiin ee Bariga dhow.

WHO ayaa sheegtay in tallaabo noocaas ah ay uga sii dari doonto xaaladda cakiran ee ay ku sugan yihiin in ka badan 2 milyan oo rayid ah oo ku nool Gaza, kuwaas oo intooda badan ay wajahayaan gaajo, caafimaad darro iyo khatarta dhimashada ee xauunada faafa.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 03-03-2024

Axad – 03-March,-2024-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo : Abdimajiid Abdirahmaan Aadan Farsamadii...

{DAAWO MUUQAALKA} Buuq hareeyey Xarunta Golaha wakiilada iyo Xubno Banaanka looga saaray,

Axad – 03-March,-2024-{HMC}  Buuq hareeyey Xarunta Golaha wakiilada iyo Xubno Banaanka looga saaray, HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/EndsPz8vbhY

WARARKA