Monday, June 24, 2024
spot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Laamaha Amaanka DF oo la amray in ay gacanta kusoo dhigaan ee deysanaha Xaaskiisa ku dilay Muqdisho.

Sabti-03-Feb- 2024-{HMC} Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur {Madoobe} ayaa kulan la qaatay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka-

Sida ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Guddoomiye Sheekh Aadan ayaa ugu horeyn warbixin ka dhageystay Taliyeyaasha

Ciidamada Qalabka-sida oo guulo waaweyn ka soo hooyay la dagaalanka Khawaarijta iyo sugida amniga guud ee dalka, waxaana kulanka diiradda lagu saaray dardargelinta howlaha

amniga guud ee dalka iyo ka hortaga dhagarta Khawaariijta.
Sidoo kale kulanka ayaa looga hadlay dhacdooyinkii argagaxa lahaa ee bulshada

dhexdeeda ka soo cusboonaaaday, iyadoo Taliyaha Boolisku ka warbixiyay kiisas dil ah oo maalmihii u dambeeyay ka dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Qoryooleey, waxaana uu

Guddoomiye Sheekh Aadan talisyadda Ciidamada Qalabka-sida gaar ahaan taliska Booliiska Soomaaliyeed ku amray in arxan laawayaashii geystay falalkaan ka baxsan diinta Islaamka,

dhaqanka Soomaaliyeed iyo bini’aadanimadda lasoo qabto goob walba oo ay ku sugan yihiin, isla-markaana la horkeeno cadaaladda.

{DAAWO MUUQAALKA} Wasiir Faarax Sheekh Cabdulqaadir “Soomaaliya maanta waxay u tahay maalin weyn, “

Isniin june,24 2024 (HMC) Wasiir Faarax Sheekh Cabdulqaadir "Soomaaliya maanta waxay u tahay maalin weyn, " HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Dagaal culus oo ka socda duleedka Dhuusamareeb

Isniin june,24 2024 (HMC) Dagaal culus oo ka socda duleedka Dhuusamareeb HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

WARARKA