Sunday, February 25, 2024
spot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Xuutiyiinta oo Bilaabay Abaabul ka dhan ah Mareykanka

Axad-04-Feb- 2024-{HMC} Kooxaha fallaagada Xuutiyiinta ayaa isu uruursanayay iyagoo muujinaya diidmo ka dib duqeymihii ugu dambeeyay ee Mareykanka iyo UK.

Duqeymahan, ayaa lagu beegsaday 36 bartilmaameed oo Xuuthiyiinta leeyihiin oo ku yaala 13 goobood oo Yemen ku yaalla, waxaana la fuliyay ka dib markii ay soo noqnoqdeen weeraro lagu qaaday maraakiibta caalamiga ah ee marayey Badda Cas.

Xuutiyiinta, oo ah jabhad ay taageerto oo ay maalgeliso Iran, ayaa wacad ku maray inay jawaab ka bixin doonaan duqaymahaasi.

{DAAWO MUUQAALKA} Maxkamadda G/Banaadir ayaa dadkii lahaa ku wareejisay dhul ka kooban 6-boos.

Axad-Feb-25-2024 {HMC}  Maxkamadda G/Banaadir ayaa dadkii lahaa ku wareejisay dhul ka kooban 6-boos. HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUQAALKA https://youtu.be/nDdDzhookyc

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Cali Guudlaawe oo shir muhiim ah ka Furay Magaalada Jowhar

Axad-Feb-25-2024 {HMC}  Madaxweyne Cali Guudlaawe oo shir muhiim ah ka Furay Magaalada Jowhar. HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUQAALKA https://youtu.be/Sj8F__cCrLg

WARARKA