Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Qarax ka dhacay Duleedka Boosaaso iyo Saraakiil ku dhawacmay.

Arbaco, , 7-2- 2024 (HMC) Qarax nooca miidanada dhulka lagu aaso ayaa maanta oo arbaca ah ka dhacay kontoroolkii hore ee magaalada Boosaaso.

Qaraxa waxaa lala beegsadey gaari uu watey gaashaale Sare Axmed Koboc oo ah taliyaha ciidanka Booliska degmada Carmo ee gobolka Bari.

Sida aan ka soo xiganey qaar kamid ah laamaha amniga ee Puntland, qaraxa ayaa ka dhacay meel aad ugu dhaw halkii qaraxa lagula beegsadey Madaxweynaha Puntland sanadkii 2022. Taliye Koboc ayaa dhaawac ka soo gaarey qaraxa waxaana la geeyey magaalada Boosaaso.

Amniga Boosaaso ayaa noqdey mid aad u liita, waxaana marba marka ka danbeysa ku sii xoogeysanaya dalalka Amni daro

 

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA