Thursday, April 25, 2024
spot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} FAAH FAAHIN Dhacdo argagax leh oo ka dhacday Muqdisho

Jimco 9 Feb-2024 {HMC} Wararka ka imaanaya degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xalay halkaasi ay ka dhacday dhacdo si weyn looga argagaxay oo saakay laga hadal haayo xaafadaha degmadaas.

Dhacdaan naxdinta leh ayaa timid kadib markii hooyo iyo wiilkeeda oo dhalinyaro ah ay tooreey ku dileen aabihii qoyska.

Dilka tooreyda loo adeegsaday oo ay geysteen wiilka adeerka loo ahaa iyo hooyadiis ayaa yimid kadib markii khilaaf gacan ka hadal ahaa uu dhexmaray marxuumka la dilay iyo xaaskiisa.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 24-04-2024

Arbaco-24-April-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn. Warka waxaa soo jeedinayo :: Abdirahman Muse Osman Farsamadii :: Abdiqani...

{DAAWO MUUQAALKA} Shacabka Muqdisho oo soo dhoweeyay heshiiska difaaca iyo dhaqaalaha ee Soomaaliya iyo Turkiga.

Arbaco-24-April-2024 {HMC} Shacabka Muqdisho oo soo dhoweeyay heshiiska difaaca iyo dhaqaalaha ee Soomaaliya iyo Turkiga. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/m2eD5H1AfKI  

WARARKA