Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyed oo iska Fogeeysay Warar lagu faafiyey baraha bulshada

Jimco -09-Feb- 2024-{HMC} Ganacsade ka soo jeeda Somaliland oo jooga magaalada Hargeysa ayaa fariin uu ku faafiyey baraha bulshada ku eedeeyey dowlada Somalia iney hawada hargeysa ka celisay dayuurad ambalaas ah oo qaadi laheyd walaalkiis oo madaxu dhiig kaga furmay si loogu qaado magaalada Addis ababa.

Ismail Ahmed oo ah gudoomiyaha shirkadda ka shaqeysa xawaaladaha Onlineka ah ee WorldRemit in talaabadan ay ka baxsan tahay bani aadamnimada.

Ganacsadahan ayaa mudooyinkan baraha bulshada ka fidinayey dacaayado ka dhan ah dowlada Somalia, isagoo taageeraya heshiiska qeyb ka mid ah badda Somaliland lagu siinayo Itoobiya.

Hase ahaatee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa sheegtay ineysan jirin dayuurad ambalaas ah oo maanta la soo xiriirtay ama laga celiyey hawada Somalia.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GANACSADAHA IYO MIDKA HEYADA DUULISTA RAYIDKA SOOMAALIYA

 

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA