Tuesday, April 16, 2024
spot_imgspot_img

Maamulka Puntland oo sheegay iney qabateen ajaaniib ka tirsanaa AS iyo Daacish.

Jimco -09-Feb- 2024-{HMC} Ciidanka Booliska Puntland ayaa sheegay iney magaalada Boosaaso ku qabteen labo nin oo ah ajaaniib ka soo kala jeeda dalalka Marooko iyo Siiriya.

Booliska oo soo saaray qoraal kooban ayey ku sheegeen in raggan oo laga qabtay Degaan miyi ah oo hoos taga gobolka Bari ay ka tirsanaayeen kooxaha Al shabaab iyo Daacish.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA BOLISKA 

{DAAWO MUUQAALKA} Hay’adda Sodma oo Gargaar u dirtay Deegaano laga Saaray AS

Talaado 16 April ,2024 {HMC} Hay'adda Sodma oo Gargaar u dirtay Deegaano laga Saaray AS HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA. https://youtu.be/7Xm6gLeNmFU

{DAAWO MUUQAALKA} Toogasho Miyaa Mar kale lagu Xukumay raggaan ku eedaysan dilka labo wiil oo walaalo ahaa ?

Talaado 16 April ,2024 {HMC} Toogasho Miyaa Mar kale lagu Xukumay raggaan ku eedaysan dilka labo wiil oo walaalo ahaa ? HOOS KA DAAWO MUQAALKA...

WARARKA