Sabdi 10 Feb-2024 {HMC} Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay wararkii caawa lagu dilay Saraakiishii Imaaraadka Carabta ee ku sugnaa Xerada ciidamada ee General Gordon ee Magaalada Muqdisho.