Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

WAR DEG DEG AH: Madaxweyne Xasan Shiikh oo war ka so Saaray Weerarkii ka dhacay Xerada Gen:Gordan

Sabdi 10 Feb-2024 {HMC}  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay wararkii caawa lagu dilay Saraakiishii Imaaraadka Carabta ee ku sugnaa Xerada ciidamada ee General Gordon ee Magaalada Muqdisho.

{DAAWO MUUQAALKA} Hogaanka sare ee xisbiga kulmiye ayaa munaasibad Soo dhawayn ah u sameeyay Qurba jooga Somaliland

Sabti 27 July 2024 {HMC} Hogaanka sare ee xisbiga kulmiye ayaa munaasibad Soo dhawayn ah u sameeyay Qurba jooga Somaliland HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA}WAR DEG-DEG AH: Waxaa la shaaciyay Xildhibanada golaha Deegaanka ee sadexda degmo ee gobolka Nugaal.

Sabti 27 July 2024 {HMC} WAR DEG-DEG AH: Waxaa la shaaciyay Xildhibanada golaha Deegaanka ee sadexda degmo ee gobolka Nugaal. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

WARARKA