Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

faahfaahino ka soo baxaya qaraxyo Xalay ka dhacay Boosaaso.

Axad 11 Feb-2024 {HMC} Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu dilay nin ka mid ahaa ganacsatada magaaladaas.

Rag ayaa goobtiisa ganacsi ku dilay marxuumka kadibna meesha isaga baxsaday sida laga soo xigtay goob-joogayaal ku sugan halkaas ciidamada amaanka ayaana wada baariitaano.

Sidoo kale Qaraxyo is xigay ayaa laga maqlay gudaha Boosaaso waxaana la sheegaya in bambooyin lagu tuuray guriga wasiirka Amniga Puntland Ibraahim Cartan Xaaji Bakiin.

Weli lama oga Khasaaraha ka dhashay weerarkan, sidoo kale ma cadda sababnta loo dilay ganacsadaha iyo cida ka dambeysa.

Laamaha Amniga Puntland ee Gobolka Bari weli kama hadlin falalka amni-darro ee caawa ka dhacay Boosaaso oo dhibane u aheyd mudooyinkan falalal amaan daro oo soo laalaabtay.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA