Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Dad badan oo ku dhintay dhulgariir ku dhuftay koofurta dalka Filibiin

isniin 12 Feb-2024 {HMC}  ugu yaraan 54 ruux ayaa ku geeriyooday, tiro intaasi ka badana waa la la’yahay ka dib markii dhulgariir xooggan oo ku dhuftay goob dahabka laga qodo oo ku taalla koofurta dalka Filibiin.

Saraakiisha gargaarka deg dega ayaa sheegay in 63 qof la la’yahay, waxaana socda dadaalo lagu soo badbaadinayo dadkaasi.

Howlgalka baaritaanka ayaa waxaa caqabad ku noqday cimilo xumo iyo cabsida laga qabo in godadka ay dadka kale ku soo dumaan.

In ka badan 1,100 qoys ayaa laga daad gureeyay guryahooda, iyada oo laga cabsi qabo in ay sii kororto tirade dhimashada.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA