Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

DF oo beenisay war ka soo baxay Hay’adda Duulista ee Somaliland.

Talaado 13 Feb-2024 {HMC} Hay’adda Duulista rayidka Somalia ayaa ka jawaabtay hadalka ka soo yeeray Somaliland oo sheegtay in Soomaaliya ay si qaldan uga faa’iidaysatay gacan ku haynta Maamulka hawada dalka

Maareeyaha Hay’adda Duulista Somaliland Cumar Sayid Cabdillaahi, ayaa dowlada Soomaaliya ku eedeeyay in ay hore u diiday in ay fuliyo heshiisyadii ahaa in labada dhinac ay wada maamulaan hawada, isla markaana dhaqaalaha ka soo xerooda la qaybsado.

War-saxaafadeed

Muqdishu, February 13, 2024-Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed waxay shacabka Soomaaliyeed ku wargelinaysaa in aysan waxba iska beddelin mid ahaanta iyo maamulka hawada Soomaaliya, ayna masuul ka tahay Dawladda Federaalka Soomaaliya. Hawada dalkeennu waxay leedahay magac soo jireen ah kaas oo la isticmaali jiray laga soo billaabi 1960; “MOGADISHU FLIGHT INFORMATION REGION (FIR).”

Diyaaradaha mara hawada dalkeenna waxay helaan mid kamid ah adeegyada ugu badqabka sarreeya adduunka, taas oo keentay in hawada Soomaaliya si heer caalami ah loogu aqoonsado heerka ugu sarreeya ee “Class-A Airspace.”

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA