Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Bahda Waxbarashada Soomaaliya oo ku dhawaaqay Shaqo Joojin.

Arbaco 14 Feb-2024 {HMC}Bahda waxbarashada ee dalka ayaa saddex maalin xiray dhammaan iskuullada iyo jaamacaddaha sababa la xariira in ay murugada la qaybsadaan qoyskii uu ka geeriyooday AUN Cabdiraxmaan Maclloow Abiikar oo barre ka ahaa dugsiga Maxamed Xirsi Nuur Siidii oo ku yaalla magaalada Muqdisho.

Sidoo kale bahda waxbarashada dalka ayaa ugu baaqay laamaha amaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay gacanta kusoo dhigaan danbiilihii ku kacay falkaas arxan darrada ah, kaas oo argagax ku abuuray ardayda, macallimiinta, dugsiga iyo dhammaan bahda waxbarashada ee dalka.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA