Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

{DAAWO} Madaxweyne Xasan oo si aan caadi aheyn Kismaayo loogu soo dhaweeyay

Arbaco 14 Feb-2024 {HMC} Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo soo gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda odwlad goboleedka jubbaland ayaa waxaa si diiran ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha D. goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, Madaxweyne ku xigeenada, xubnaha Xukuumadda Jubbaland iyo boqolaal ka mid ah bulshada deegaanka.

Socdaalka Madaxweynaha ayaa ku salaysan dhammaystirka xoreynta deegaannada ku jira gacanta AS horumarinta hannaanka Federaaleynta iyo u kuur gelidda xaaladda nololeed ee reer Jubbaland.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muddada uu ku sugan yahay magaalada Kismaayo waxa uu kulamo la yeelandoonaa madaxda dowlad goboleedka Jubaland iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, isaga oo dhagaysan doona talooyinkooda ku aaddan dowlad dhiska, ilaalinta midnimada iyo madax-bannaanida dalka iyo horumarka dalka.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA