Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Howlgallo ka dhan ka AS oo ka socda gobolka Shabeellada hoose

Arbaco 14 Feb-2024 {HMC}  Cutubyo ka tirsan Guutada Cumar binu-khadaab ee CXD iyo booliska gaarka ah ee Haramcad ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay degaannada Godka kubash, Galka Geeriyaan, Galka Saalimow, Mara-cadde oo u dhexeeya tuulooyinka Gendershe iyo Arbacow ee gobolka Shabeellada hoose.

Ujeedka howlgalkaas ayaa ahaa Burburinta maxkamad beenaad ay ka halkaasi ku lahaayeen AS iyo goobo ay kaga dhuumalaysanayeen duqeymaha iyo weerarrada kaga imanaya CXD iyo saaxiibada caalamka.

Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in ay sii wadi doonan howlgalo ka dhan ah As, sidoo kale dadka deegaanadan ayey ugu baaqeeyn in Ciidamada lala shaqeeyo.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA