Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Muxuu Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Somalia kala hadlay QM

Axad 18 Feb-2024 {HMC} Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Salah Jama ayaa la kulmay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Nabadda ee Qaramada Midoobay Jean-Pierre Lacroix

Waxay ka wada hadleen muhiimadda ay leedahay nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya iyo guud ahaan geeska Africa.

Mudane Saalax Axmed Jaamac waxaa kulanka kala qayb galay Danjiraha JFS ee Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa, La taliyaha Amniga Ra’iisal Wasaaraha XFS Mudane Kamaal Daahir Guutaale iyo Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada Soomaaliya Mudane Maxamed Amiin Sheikh.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka iyo weftigiisa ayaa shalay ka qeyb galay kalfadhiga 37-aad ee shir madaxeedka Midowga Afrika, isagoo madasha shalay ka jeediyay khudbad uu kaga hadlay, damaca gurracan ee Ethiopia iyo guulaha ay Soomaaliya ka gaartay dhinacyada amniga iyo la dagaallanka A S

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA