Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Maxkamadda G/Banaadir oo dhageysiga dacwada ka dhan ah ninkii xaaskiiga gubay.

isniin 19 Feb-2024 {HMC}  Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa qoraal ay soo saartay ku muddeysay dhageysiga dacwadda ka dhanka ah eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo loo haysto inuu xaaskiisa ku gubay kuna dilay magaalada Muqdisho.

Taaliyaha qeybta baarista dambiyada ee CID-da ayaa maxkamafdfa gobolka Banaadir fartay in eedeysanaha ku diyaariyo kuna horkeeno maxkamadda gobolka Banaadir eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud si dhageysiga kiiskiisa loo bilaabo.

Eedeysanaha ayaa laga soo qabtay Galmudug uu u baxsaday, kaddib markii uu gubay xaaskiisa oo xaamilo aheyd Luul Cabdicasiis, ehelada gabadha oo wali meydkeeda aan la aasin ayaa dalbaday caddaalad iyo in la isla duug ninkan iyo marxuumadii uu dilay.

 

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA