Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Xubno Katirsan AS oo isku soo dhiibay Ciidamada Dowlada Somalia

Khamiis 22, Feb,2024 {HMC}  Dagaalyahano ka tirsan Al shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed sida ay sheegtay warbaahinta ciidanka qalabka sida.

Maxamad Xasan Cali iyo Xassan Cali Xusseen oo ka tirsanaa ciidamada Jabahaadka Al-Shabaab ayaa goor dhaw isu dhiibay Ciidanka Kumaandoska Danab ee XDS

Raggan ayaa u sheegay warbaahinta inay u adkeysan waayeen nolosha duruufta ah ee ku heysatay duurka Howdka ah.

Waxay intaas ku dareen in si wanaagsan loo soo dhoweeyey, iyagoo ugu baaqay saaxiibadood weli ku jira Al shabaab iney ka soo baxaan shacabkoodana dhinac ka raacaan.

saraakiisha ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay in raggan ka tirsanaa al shabaab ee isa soo dhiibay loo sameyn doono soo dhoweyn iyo dhaqan celin ka hor inta bulshada lagu fasixin.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA