Jimca 23-Feb-2024 {HMC} Nin ayaa Magaalada muqdishu ku dilay nin kale Masaarta ama faash sida ay sheegayaan wararka ka imaanayo halka uu ka dhacay Dilka.
Ciidamada Booliska Somalia oo gaaray goobta uu falku ka dhacay ayaa gacanta ku dhigay ninka dilka geystay, iyagoo sheegay iney baaritaano wadaan.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA