Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Masuuliyiin Kale oo Gaaray Jowhar.

Sabti, Feb, 24, 2024 {HMC} Wafdi Balaaran ee Hogaaminyay Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow ayaa Manta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Jowhar ee Caasimada Maamulka Hirshabeelle. Wafdigan waxaa soo dhaweyay Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Shabeellaha dhaxe.
Wafdiga Gobolka Hiiraan Cabdulaahi Axmed Maalin sufuroow, Waxaa qeeyb ka ahaaa Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Hiiraan, Sida Gudoomiyaha Degmada Baladweyne Cumar Cismaan Calsoow, Gudoomiyaha Degmada Buulo-barde Xasan Maxamed Cabdi, Gudoomiyaha Degmada Matabaan Bashiir Cabdiraxmaan sheekeye, Gudoomiyaha Moqokori Xasan bare, Gudoomiyaha Degmada jawiil Cabdiqaadir dheere, Gudoomiyaha Degmada halgan Yuusuf Maxamed Nuur, iyo Masuuliyiin ka socotay Ururada dhalinyarada iyo .
Dhamaan Masuuliyiintan ayaa waxaa ay ka qeeyb galayaan Shir uu iskugu yeeray Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Ku xigeenkiisa Yuusuf axmed Hagar Dabageed oo ku sugan Magaalada Jowhar.

ilaa iyo hada ma Cada shirka ka furmayo Jowhar waxyaabaha looga hadle doono,

 

Waxii Faah Faahin ah Hiiraanweyn kala soco

 

{DAAWO MUUQAALKA} Hogaanka sare ee xisbiga kulmiye ayaa munaasibad Soo dhawayn ah u sameeyay Qurba jooga Somaliland

Sabti 27 July 2024 {HMC} Hogaanka sare ee xisbiga kulmiye ayaa munaasibad Soo dhawayn ah u sameeyay Qurba jooga Somaliland HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA}WAR DEG-DEG AH: Waxaa la shaaciyay Xildhibanada golaha Deegaanka ee sadexda degmo ee gobolka Nugaal.

Sabti 27 July 2024 {HMC} WAR DEG-DEG AH: Waxaa la shaaciyay Xildhibanada golaha Deegaanka ee sadexda degmo ee gobolka Nugaal. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

WARARKA