Axad25-Feb-2024-{HMC} Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa meel fagaaro ah ka sheegay in qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay yihiin Al Shabaab.