Axad25-Feb-2024-{HMC} Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hiiraan State ayaa Khudbad xasaasi ah oo dhinacyo badan taabaneyso u jeediyay qaar kamid ah ergadii dooratay iyo waxgaradkii goob jooga ka ahaa Doorashada Madaxweynaha Hiiraan State Cabdullaahi Cabdiraxmaan Aadan.
{DAAWO MUUQAALKA} Khudbadii uu Jeediyay Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hiiraan State kadib Doorashadiisii