Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Luul Cabdi Casiis ayaa igu tiri Cabsi ayaan Nafteydda uga qabaa Siid Cali”Sihaam Cabdifitaax

isniin-Feb-26-2024-{HMC} Maxkamadda Gobolka Banaadir oo maanta u fariisatay dhageysiga dacwadda kiisaka Eedaysane Sayid Cali Daa’uud ayaa keentay marqaatiyaal, kuwaasi oo wax laga weydiiyay qaabkii falku u dhacay.

Marqaati Maxamed oo ka mid ahaa dadka wax laga weydiyay kiiska ayaa yiri”Aniga waxaan daganahay guriga ay marxuumad Luul ku dhimatay guri ku dhagan oo hoteel yar

ah”Waxaan maqlay qaylo iyo buuq, kadib waxaa ku xigtay Luul oo Ashahaadaneysa oo dhaheysa Sayid Caliyow ha i gubin Illaaheey ka cabso meesha dad ma joogaan miyaa? ayaan dhagteeyda ku maqlay”.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA