Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Askari Mareykan ah oo isku horgubay safaarada Israel

Talaado  27 Feb, 2024 {HMC} Askari Mareykan ah oo isku horgubay safaaradda Israel ayaa u geeriyoday dhaawicii soo gaaray.

Askariga oo axadii dab isqabadsiiyay isaga oo hortaagan safaarada Israel ee gudaha Mareykanka ayaa ku qeylinayay ”Falastiin xor ah”.

Aaron Bushnell, oo 25 jir ah, ayaa loo qaaday Isbitaalka kadib markii ay debka ka damiyeen saraakiisha amniga.

Inta uusan is-gubin kahor, waxa uu ku baaqay dibadbax weyn isaga oo sheegay in uusan qeyb ka noqoneynd xasuuq.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA