Sunday, April 14, 2024
spot_imgspot_img

Maxeey tahay Sababata uu Dalka Faransiiska u siinaayo Passaporkiisa dadka ajanabiga ah?

Talaado-Feb-27-2024-{HMC} Dowladda Faransiiska ayaa bilowday qorshe cusub oo ay baasaboor iyo degenaasho ku siineyso dadka ajnebiga ah dibeda dalkaas jooga.

Qorshahan cusub oo ay dooneyso inay kusoo jeedato dadka leh xirfadaha shaqo iyo dadka dhaqaalaha leh ee maalgashiga sameyn kara ayaa albaabka u furaya in dadka soo-galootiga ah ay ku yimaadaan dalkaas hab fudud oo sharci ah, oo ay ku heli karaan baasaboor shaqo iyo degenaasho muddo afar sano dhan.

 

Laakiin dadka doonaya inay ka faa’iideystaan qorshaha Baasaboorka shaqo ee Faransiiska waa inay marka hore ba buuxiyaan sharuudo dhowr ah oo ka horreeya.

 

Emmanuel Macron Madaxweynaha Faransiiska ayaa sheegay inay doonayaan inay qorshahan ku xoojiyo dhaqaalaha wadanka.

 

Faransiiska waxuu bilaabay qorshe dadyowga xirfadda sare leh loogu ogolaanaayo in ay helaan fursad ay kaga shaqaysan karaan uguna noolaan karaan wadanka Faransiiska.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 13-04-2024

Sabti 13 April , 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn. Warka waxaa soo jeedinayo :Abdimajiid...

{DAAWO MUUQAALKA} Diyaarad Drone oo nooca wax basaasa ah oo lagu qabtay magaalada DHUUSAMAREEB

Sabti 13 April , 2024 {HMC} Diyaarad Drone oo nooca wax basaasa ah oo lagu qabtay magaalada DHUUSAMAREEB HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/KRaIzXrPAmA  

WARARKA