Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Waxaa Maalintii 4aad Galay Dagaalka ciidanka mamulka RW abiy Ahmed iyo Jabhadda Fano ee ethiopia.

Khamiis – Feb-29-2024-{HMC} – Dagaal kharaar oo maalintii Afaraad ka socda Magaalada Bahir Dar ee dalka Itoobiya

Dagaalkaan ayaa u dhexeeya ciidanka Maamulka Ra’isulwasaare Abiy Axmed iyo jabhada Fano oo taageero ka helaysa dadka deegaanka ee dulman, waxana laga cabsi qabaa in wakhti dagaalka uu dheeraado.

Afhayeenka Jabhada Fano Mareshet Tsehayu oo ku sugan gobalka Gojjam oo dhaca woqoyiga dalka Ethiopia ayaa sheegay in dagaalka uu maalintii 4aad ka socdo magalada madaxda gobalka Amxarada ee Bahir Daar

Wuxuu yiri Afhayeenka u hadalay jamhada“Maalin waliba ciidanka rajiimku way dhimayaan tirada nala dagaalamaysa haddii ay yihiin 400 oo askari waa in la soo kordhiyaa waayo askartu waan dilaynaa ama nolosha ayaan ku qabanaynaa”.

Dhanka kale Guddiga Xuuqul Aadanaha ee Itoobiya ayaa war-bixin dheer oo faah-faahsan kana kooban 9 bog ku sheegay in 138 qof lagu dilay gobalka Gambella halka 113 kale la dhaawacay tan iyo bishii May 2023, hady’adu waxay sheegtay in khasaaraha dadka ay qayb ka yihiin weerar lagu qaaday goobaha ay dadku ku badan yihiin.

{DAAWO MUUQAALKA} Hogaanka sare ee xisbiga kulmiye ayaa munaasibad Soo dhawayn ah u sameeyay Qurba jooga Somaliland

Sabti 27 July 2024 {HMC} Hogaanka sare ee xisbiga kulmiye ayaa munaasibad Soo dhawayn ah u sameeyay Qurba jooga Somaliland HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA}WAR DEG-DEG AH: Waxaa la shaaciyay Xildhibanada golaha Deegaanka ee sadexda degmo ee gobolka Nugaal.

Sabti 27 July 2024 {HMC} WAR DEG-DEG AH: Waxaa la shaaciyay Xildhibanada golaha Deegaanka ee sadexda degmo ee gobolka Nugaal. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

WARARKA