Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Duqii magaalada Baladweyne oo xilka laga qaaday iyo mid Cusub oo la magacaabay

Axad – 03-March,-2024-{HMC} Wareegto kasoo baxday wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Hirshabelle mudane Cabdi Daahir Guure Karoore ayaa Xilkii looga qaaday duqii magaalada Baladweyne Nadar Tabaax Maalin.

Wareegtada kasoo baxday wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabelle ayaa loogu magacaabay duqa cusub ee magaalada Baladweyne in uu noqdo Cabdullaahi Salaad Kudugey oo badelaya duqii hore ee xilka laga qaaday.

Xil ka qaadistan ayaa imaaneysa xilli magaalada Jowhar maalmihii lasoo dhaafay ka socday shirar u dhaxeeyay madaxda maamulka Hirshabelle iyo sidoo kale madaxda gobolada iyo degmooyinka Hirshabelle hoostaga.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA